Somali News

Somalia: Maxa Ka Soo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Farmaajo

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre. kulanka ayaa waxaa warbixino...

Somaliland: Cali Khaliif Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabay + Soo Dhaweyntii Faysal Cali Nuxurka Kulan Ay Wada Qatan + Sawiro

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh ayaa saaka dib ugu soo laabtey magaalada Hargeysa ka dib markii uu dhawaan ka dhoofay isaga oo...

Deg Deg: Fanaanka Axmed Zaki Oo Sheegay Inay Xamar Tahay Mid Xaaran Ah Oo Aanu Tagi Doo,,

Deg Deg: Fanaanka Axmed Zaki Oo Sheegay Inay Xamar Tahay Mid Xaaran Ah Oo Aanu Tagi Doonin Sida Oo Soo Dhigay Bartaha Baraha Bulshada...

Somaliland: Daawo Gudoomiyaha Imtaxaanadka Oo Ka Hadlay Xaalada Burco Iyo Imtixaanadka Oo la Hakiyey

Gudoomiyaha imtaxaanadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa waxaa uu ka Hadley xanuunka shuban biyoodka ah ee ka dilaacay magaalada Burco kaas oo  sabab  u...

War Deg Deg Ah: Askari Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Laascaanood Lagu Dilay Iyo Xaalada Oo Cakiran.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in xalay gudaha magaalada Laascaanood lagu dilay askari ka tirsan ciidamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img