Gudoomiyaha imtaxaanadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa waxaa uu ka Hadley xanuunka shuban biyoodka ah ee ka dilaacay magaalada Burco kaas oo  sabab  u noqdey in fasax la galiyo  iskuuladii xili imitaxaan lagu jiray.

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu cabasho ka muujiyey Facebook aanu isagu laheyn oo magaciisa lagu isticmaal isla markaana waxaaa dadka isticmaala ugu baaqay in ay alleh ka baqdaan oo ay iska xidhaan

Comments

comments