Somali News

Somaliland: Daawo Siyaasi Daamuur Oo Xaglo Toosiye Iyo Wasaardda Caafimadkaba Aan Waxba U Raabin

Siyaasi Cabdilaahi Daamur oo kamid ah hogaanka WADDANI ayaa wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” ku canaantay inaanu shaqadiisa u madaxbanaanayn oo cidd...

Somaliland: Daawo Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanadii Koonfurta Gobolka Sool Oo Colaadu Ka Dhacday

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay deegaanada Koonfurta gobolka Sool ee ay colaadu...

Somalia: Qabanqaabada dibadbax lagu taageerayo DF Soomaaliya oo ka socda Muqdisho

Waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, waxaana soconaya qabanqaabada dibadbax  lagu taageerayo wax qabadkii boqolka maalmood ee Madaxweyne Farmaajo iyo guud ahaan dowladda...

Somaliland: Shirkada Dahabshiil Company oo Deeq Lacago ah uu Qaybisay Dadki Abaarto Xoolahi Ka Madhisay Degaanka Xarqo-Cali Nuux ee Ceelafweyn+Sawiro

Masuuliyiinta Shirkada Dahabshiil Group Laanteeda Degmada ceelafweyn Ayaa Maalintii Shalay Ahyd Deeqo Lacageed Uqaybisay Dadka Kunool Deeganka Xarqo-Cali-Nuux Oo Kuyaala Galbeedka Degmada Ceelafweyn Dadkaaso...

Somaliland: “Caalamku Wuxuu U Muuqdaa Inuu Abaalmarinayo Kuwa Fashilmay [Somaliya], Oo Uu Ciqaabayo Kuwa Guulaystay,, Dr Sacad Cali

Wasiirka arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa aqoonsi la’aanta haysata Somaliland ku tilmaamay mushkilad cagaha ka xidhay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img