Somali News

Somaliland: Ma Dhaba Inu Madaxweyne Siilaanyo Xilka Ka Qaadayo Badhasaab Ku Xigeenkii Gobolka Saraar ?

Xoggo Hoose oo Ay Halayso Shebekada Wargane Ka Helayso Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay In Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland uu xilkii ka caydhiyay gudoomiye ku xigeenkii...

Somaliland: “Iyadoo Wasaarad Ahaan Aanu Sugaynay Diyaarad Dawo Ah, Ayaa Wasiir Cali Mareexaan Diyaarad Dawo Ah Keenay, Markaasaa Waxa Dhacday In….”

Wasiir Xaglo-Toosiye Oo Ka Hadlay Khalad Ka Dhacay Madashii Lagu Goddoomayay Deeqdii Dawooyinka Ahaa Ee Wasiir Cali Mareexaan Diyaarada Ku Geeyay Burco Wasiirka wasaaradda caafimaadka...

Somaliland: Boqor Buur-Madow Oo Shalay Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Shir La Sheegay Inay Beeshiisu Qabsanayso

“Hawlaha isugaya waan garanayaa si degan oo miisaan leh oo wadatashi leh, oo annagu madax-dhamaeedkayagu, shacabku wuxuu doonayo ayaanu u go’aaminaa uguna ducaynaa, rabitaanka...

Somaliland: “Musuqmaasuqa Iyo Sicir-bararka Jira, Cisaabaddaa Waddanka Haysata Qof Kale Kuma Weheliyo…” Sheekh Aadan-Siiro

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee doraad kaga hadlay Ahmiyadda ay leedahay wax bixinta iyo Taakulaynta Dadka baahan iyo...

Somaliland: Maxa Ku Cusub Xaalada Gobalka Togdheer Waxbarashadii Oo Hakad Gashay Xaaladi Caafimaad Oo Liidatah,,,

Wararka  naga soo gaadhaya magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer soona gaadhaya xafiiska shabakada wararka Wargane ayaa waxay sheegayaan in maamulayaashii goobaha Waxbarasho ee la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img