Somali News

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Farmaajo Oo Khubada Nooc Kale Ah U Jeediyey Shacbkiisa Kuna Tilamaamey Dad,,,

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw gaaray garoonka Banaadir Stadium, halkaa oo la filayo in madaxweynuhu uu kula hadlo kumanaan dadweyne...

War Deg Deg Ah: Dagaal Imika Ka Istaadhamay Gobalka Sool Oo Cirka Isku Shareeray + Wasiirki Arrimaha Gudaha Oo Ku Sugan Goobta + Khasaaraha...

Warar lagu Kalsoon Yahay Oo Imika Ku Soo Dhacay Bahda Shabakadda Wargane.com aya   waxay sheegayaan in deegaan ka tirsan gobolka Sool uu goordhawayd...

Somaliland: Booliiska Oo Hargeysa Ku Qabtay Nin Ku Eedaysan Inuu Qof Ku Dilay Burco Iyo Digniin Loo Diray Booyadaha Biyaha Ka Dhaamiya Dooxa Caasimadda

Magaca Ninka Ku eedaysan Inuu Burco Nin ku dilay Ee Hargeysa lagu qabtay Shalay Ciidammada Booliiska, ayaa shaaciyey inay Gacanta ku soo dhigeen Gacan ku...

Somaliland: Badhasaabka Togdheer Oo Ku Baaqay Inaan La Siyaasadaynin Bedbaadada Dadka Reer Burco

Magaalada Burco, ayaa waxa la gaadhsiiyey Daawooyin loogu Talo-galay in lagu daweeyo Dadka qaba Cudurka Shuban-biyoodka oo ka dillaacay Magaaladaasi isla-markaana Tobaneeye Qof ku...

Somaliland: Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Farriin Digniin Ahayd Oo Ka Soo Baxday Dawladda Ingiriiska Iyo Cidda Laga Jaray Saamiga Itoobiya Ku...

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay fariintii digniinta ahayd ee ay dawladda Ingiriisku u dirtay Somaliland iyo saamiga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img