Somali News

Somaliland: “ Khatar Amni Kama Jirto Somaliland…”Wasiir Sacad Cali Shirre

Wasiirka wasarada arrimaha dibada Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hor yimid digniinaha inta badan dowladdaha reer galbeedka u jeediyaan muwaadiniintooda ee la xidhiidha...

Somaliland: Daawo Wasiir Xaglo-toosiye Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Cilaaj

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” iyo maamulka gobolka Togdheer ayaa ka hadlay hal qof oo xanuunka Shuban Biyoodka ugu geeriyooday Cilaaj ku...

War Deg Deg Ah: Xanuunki Shuban Biyoodka OO Imika Ka Dilaacay Gobal Cusub + Tirada Dhimashada

Wara Lagu Kalsoon Yahay Oo Ay Halaso Bahda shabakadda wargane Gaar Ahan Xafiiskiisa Caasimada Hargeysa waxaa ay sheegayaan in xanuunka shuban biyoodku uu mar labaad...

War Deg Deg Ah: Dawladda Jabuuti Oo Dib U Soo Celisay Dagaalkeedii Maalgashigga Dekeda Berbera

Dawladda Jabuuti, ayaa ka hadashay sida ay u aragto maal-gelinta lagu sameeyey dekadda Berbera iyo weli ba tartanka dhex-mari kara dekadaha Jabuuti iyo Berbera...

Somalia: Arrimo Caynka Ah Ayu Ka Hadlay Xasan Cali Kheyre

Ra'iisal Wasaaraha dalka Somaliya Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb galay bannaan-bax lagu taageerayay 100-kii maalmood ee ay jirtay Dawladda uu Hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img