Somali News

Somalia: Diyaarad Waraaqo Ku Daadisay Deegano Ka Tirsan Dalka Somaliya + nuxurka Warqadaha

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada dhexe ee Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad aan la garanayn cidda iska leh ay waraaqo ku...

Somaliland: Shirkadda Dahabshiil Group oo Caawimo Daawooyin ah Gaadhsiisay Cisbitaalka Burco

Shirkadda DAHABSHIIL aya waxay daawoyin ku wareejisay dadka U Soo Ritay xanuunka shuban biyoodka ee gobalka Togdheer Ee Magaalo madaxda Burco waxanay ku wareejisay...

Djibouti: Madaxweyne Geele Oo Sharaxay Sababaha Quwadaha Dunidu Djibouti Uga Dhigteen Saldhigyo Milatari

Madaxweynaha dalka Djibouti Md. Ismaaciil Cumar Geele, ayaa sharaxay sababaha dalkiisa u fududeeyay inuu hoy u noqdo saldhigyo milatari oo ay leeyihiin quwado shisheeye. Madaxweyne...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo U Muuqda Inuu Dalka Ku Hoggaaminayo Siyaasad Guddiyo Dadweyne Taliyaan Iyo Halista Ay Ku Keeni Karto Nidaamka Dawladnimo

Dawladnimadu waa nidaam aadamuhu u samaystay in uu kaga baxo jahwareerka maamul, waa hab ah in la helo cid ku fooggan danaha wadareed ee...

Tartankii Quraanka Kariimka ahaa ee Ay Maal Galisay Shirkada Dahabshiil Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyey Masjidka Cali Mataan

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed, ayaa soo gaba gabeeyey tartanka Quraanka Kariimka ah ee ay sanad walba Bisha barakaysan ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img