Somali News

Wiil Yaro Dhalin Yaro Ah Oo Magaf Ku Silciyey Saxaraaga Liibaya Oo Ila Imika U Xidhan

Wiil Yaro Dhalin Yaro ah oo Reer Hargeysa ah aay maalmihi Ugu Danbeysay U Xidhan Magafaha Saxaraaga Liibayah Hadab Wiilkan Oo Lagu Magacaabo Nasrudiin...

War Deg Deg Ah: Yurub Geenyo Oo Imika U Soo Xadhko Xidhatay Somaliland Balse Ma La Xidhi Doona?

Fanaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo oo imika u soo jeedsatay Dhanka Iyo Gayga Somaliland Iyada Oo Mudaba Joogtay Caasimada Muqdisho...

Somaliland: “Mashruuca Aannu Gacanta U Qaadno Waanu Dhamays Tirnaa. Shuban Biyoodkan Waanu Qa,,

“Mashruuca Aannu Gacanta U Qaadno Waanu Dhamays Tirnaa, Waxaannu Rajaynayaa Inuu Dhismaha Jeelkani Dhammaado, Wax Weyna Ka Taro Nidaamka Garsoorka Dalka” Wasiir Xaashi Wasiirka Madaxtooyada...

War Deg Deg: Diyaaradda Qatariya oo Bilowday Isticmaalka Hawadda Somaliland

Sarkaal sare oo u hadlay DF Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan 15 duulimaad oo shirkadda Qatar Airways ah isticmaaleen hawadda Soomaaliya  maalin kaliya,...

Somaliland: Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad kala socotaa? (WQ: Cabdirashiid Jeeni}

Shalay 5-tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiidhka diblomaasiyadeed u jaray dalka Qatar. Waddamadaas waxa ka mid...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img