Somali News

Deg Deg: Muuse Biixi Oo Tiraba Lacag Dhan Ka Bixiyey Xaalada Gobalka Togdheer Balse Wa Imisa?

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo lacag dhan todobaatan Kun (70,000$ ) oo xisbiga KULMIYE kaga qayb galayo gurmadka Shuban biyoodka ee burco ku wareejiyay Wasiirka...

U Code Wasiirada Beelaha Habar Jeclo Kii Ugu musq-maasuq Badan Afartan Wasiir ?

Maanta Oo Ah Salaasa waxay bahada shabakadda wargane Iidin La Wadagays Raygiina Waxanay Idin Soo Tirin Doonta Wasiirada Beelaha Habar Jeclo Ee Xukuumadda Madaxweyne...

War Deg-Deg: Farmajo oo garay Kismaayo

Wafdi uu hogaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta gaaray magaalladda Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubbada Hoose. Ammaanka magaalladda ayaa...

Wariye Coldoon Oo Taageero Buuxda Siyey Dawlada Qadar Balse Muxu Ka Yidhi ?

Suxufiga Caanka ah Ee Cabdil Malik Muuse Coldoon aya qoraal yaro koban Soo Dhigay Bartiisa Baraha Bulshada Waxanu Yidhi Sida Tan #Qatar waxa lagu haystaa...

Somalia: Shirkada Qatar Airways oo tiro ka badan intii hore isticmaashay hawada Soomaaliya

Sarkaal sare oo u hadlay DF Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan 15 duulimaad oo shirkadda Qatar Airways ah isticmaaleen hawadda Soomaaliya  maalin kaliya,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img