Somali News

Tufaaxii aan tirsaday : waxa qoray Cumar Seerbiya

Galab ayey qoraxdu iigu dhacday magaalada Boorama ma rabo in u hooydo magaalada oo ujeedkayguna muu ahayn markii horeba , waxaan ahay nin safar...

War Deg Deg Ah: Wasiirada Oo Isku Khilaafay Safarka Ka Daba Taga Siilaanyo Oo Imika Madaxtooyada Ka Istaadhamay Iyo Safarkii Siilaanyo Maxa Ku Cusub?

warar Lagu kalsoon yahay oo imika soo gaadhaya xafiiska shabakada waragane ayaa waxa tibaaxayan in Tiraba Saddex wasiir oo u madaxweyne Siilaanyo Adeer u...

NAQDIGA DIBLOMAASIYADDA: YULQANKA WAR-MURTIYEEDKA WADDANI MA MOODID MID WAA’ SAMI U BARYEY!

War-murtiyeed amma 'Political Statement' waa go'aan xisbi oo ujeedadiisu tahay kaabis iyo wax ka beddel siyaasi ah; ku talo-galkuna yahay in lagu saameeyo go'aan...

Deg Deg: Ujeedada Rasmiga Ah Ee u Tagay Madaxweyne Siilaanyo Dalka Imaaradka Carabta

Madaxweynaha Somaliland oo wakhtigii xukuumadiisa iyo madaxweynanimadiisaba ay hadda ka hadhsanyahiin wax ka yar 6 bilood oo qudha, ayaa saaka ka dhoofay gegida diyaaradaha...

Somalia: Kooxda Al-Shabab Oo Xukuun Adag Ku Riday Oo Gacan goyn ah ku fulisay

Maxkamad hoostagta Al-shabaab ayaa Xukun gacan goyn ah ku fulisay Aadan Cali Aadan oo lagu eedeeyay in uu jabsaday Dukaamo ku taalla Tuulada Tooratoorow...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img