Somali News

Somaliland: Cali Khaliif Galaydh Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Puntland Oo Ka Dhan Ah Heshiiska Hargeysa Lagu Saxeexay

Prof,Cali Khaliif Galaydh ayaa si aad ah u dhaliilay madaxweynaha Puntland isaga oo sheegay in aanay waxba ka dhaxayn maamulka Puntland. Cali Khaliif waxa uu...

Somaliland: Qiimaha Sarrifka Dollarka Oo Gaadhay Halkii U Saraysay Iyo Amaradii & Qorsheyaashii Xukuumadda Oo Socon Waayay

Qiimaha sarrifka dollarka ee suuqyada Hargeysa ayaa u muuqda inaanu sare u kac mooyee jirin wax hoos u soo noqonayaa, waxaanu halkii dollar marayaa...

Somaliland: Talyanle Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Khaatumo Iyo Somaliland

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cabdiraxmaan Talyanle), sidoo kalena ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay shirkii dhawaan dhexmaray Xukuumadda Somaliland iyo Maamulka Khaatumo...

Xog Sir Ah: Damaca Ciiro Ee Dawladda Sucuudiga Iyo Safarka Xukuumadda Siilaanyo Oo Heshiisyo Hoose Iyo Siilaanyo Oo Xaalad Caafimad

Deg Deg Xukuumadda Somaliland Oo aan u kala Hadhiin Xuquqal Qalinka ay ku Wareejinayaa Soo Saarista Ceelsha Shidaalka Somaliland Iyo Guddoomiye Ciiro Oo Garab...

Deg Deg: Wariye Aadan Cabdin Ciidle Oo Kabaha La Dul-Maray Wariye Coldoon”Doqonkii lumay eelasoo helay waxaa uuyidhi maxaa laygaga farx bariba waan halaabiye

Suxufiga weyne ee caanka ah Wariye Aadan Cabdi Ciidle Oo Si Dheer u dhex qaaday wariye Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon Oo Aan Waxba...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img