Deg Deg: Wariye Aadan Cabdin Ciidle Oo Kabaha La Dul-Maray Wariye Coldoon”Doqonkii lumay eelasoo helay waxaa uuyidhi maxaa laygaga farx bariba waan halaabiye

Date:

Suxufiga weyne ee caanka ah Wariye Aadan Cabdi Ciidle Oo Si Dheer u dhex qaaday wariye Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon Oo Aan Waxba U la Hadhiin Waxanu Yidhi Isaga oo soo dhagay Bartiisa Facebooga Sida Tana

Doqonkii lumay eelasoo helay waxaa uuyidhi maxaa laygaga farx bariba waan halaabiye hada waxaa ka dhigan ninkan shaqadiisu shakiga badan leedahay ee mar Musharaxa sheegta Mara Wariyaha sheegta Mara samafalaha sheegra ee la yidhaa Cabdi Muuse Coldoon

Ooladhcsan mashruuca dadkuka ilbaxay ee layidhaa waansoo diray lacagtiite isoo dhaweeya Cabdi Madoobe waxaa uubilaabay qoraaladiisii maalaycniga ahaa iyo nacaybkii uu uqabay wadanka Itoobiya oo uu isagu uhaysto cadawga soomaaluda waxaakale oo uuqoraalkiisaas kutaageerayaa midnimo madaxa sida dhuunyaalaha kaga dhalatay oo layidhaa Soomaali Wayn waxaa uuxoraynayaa kiinaya gobolka NFD waxaakale oo uusheegay inuu xorayn doono soomaalida Itoobiya

Cabdi Madoobe waxaan madaxa uguba jurin wax wadan Soomaalilnd la yidhaahdo isagoo kabaqay afkiisana ka dhawray markuu shantii soomaaliyeed inoo midaynayo waxaa uuka yeeli doono soomaalida Jabuuti Fule dhe

Hadaba Cabdi Madoobe oobil qudha kasii maqan xabsi uukugalay afxumadiisa ayaa hadana umuuqda inaanukaba raagayn jeelkii shalay uukabaxay

Ninkan afarta surf isdaba wada ee lacagaha ka qaata suraha qarsoon ayaa waxaa uukusoo jiraa jidkii uushalay dirquga ugabaxay ee xabsiga ahaa adoo Ismaaciil Cumar Geele kabaqaya ayaad rabtaa inaad soomaalibaan iskukeenaakusheekayso soomaaludaad iskukeenaysanaa ma jirtee waxaa waxaasoo qoraala kuugu wacan Nacayb Uurka kaa rimiyay ookuudhex jiifa calooshaada oo aad kunecebtahay wadankan Soomaalilnd .

Nacaybka aad uqabto Soomaalilnd aduga sadex inanoo sheegta wariyayaal caantayn kama qaadikartaan dabadhiluf cadawgana kabaqa Madaxdiusa iyo dalkiisana caaya soomaalilnd wax unoqon maysee cabdi madoobaw walee waxaa isle adiga iyo cidlo hadaanad jaahil aan maskaxdiisukufilayn aanad ahayn maalin walba soo dhawayn maneeno ah oo aanmacna tir moitaane macnokuusamaynayn iyo full habloyaryari bacadka la joigaan waa calaamada jaahilka sagaalka magac eed midna aamini laadahay waa calaamada jaahilka musharax madaxwayne , Sama Fale Wariyahii qarniga carmeeluun kujoog Cabdi Madoobaw.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...