Somali News

Somaliland: Daaw Cirro iyo Hoggaamiye Xirsi oo Xaramka Dhexdiisa Hambalyadii Ciida uga Soo Direy Shacabka Somaliland

Cirro iyo Hoggaamiye Xirsi oo Xaramka Dhexdiisa Hambalyadii Ciida uga Soo Direy Shacabka Somaliland https://youtu.be/1dMfTPg5GmA

Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxa shalay galinkii danbe ka dhacay shil naxdin badan oo sababay khasaare hantiyeed iyo mid nafeedba. Shilkan baabuur oo ka dhacay...

Somalia: Askari Shabaab ah oo iska Dhiibay Afmadow iyo iska horimaad ka dhacay duleedka degmadaasi

Maamulka degmada Afmadow ee gobolka J/hoose ayaa sheegay in askari ka tirsnaa kooxda Al-shabaab uu shalay gelinkii danbe iska soo dhiibay degmadaasi, kaa oo...

Somalia: Al Shabab Oo Wacad Ku Martay Inay Qoorta Ka Goyn Doonto Sheekh Mukhtaar Rooboow

Dagaalyahano katirsan kooxda Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa ineey baadi-goob xoogan ku bilaabeen Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur, kaasoo maalmo kahor Mareeykanka uu...

Somalia: “Madaxweyne Gaas Oo Somaliland Ku Tilaamay Al-Shabab” Sheegayna Inay Hubayso Kooxda Al-Shabab

Madaxweynaha maamulka Puntland ee dalka Somaliya ayaa waxaa uu eedo cul culus u soo jeediyey dawlada Somaliland , waxaana uu hawda u soo mariyey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img