Somali News

Somalia: Xukuumadda Farmaajo Oo Ka Hadashey Ujeedka Rasmiga Ah Ee Saldhiga Ciidan Ee Turkigu Ka Furanaayo Moqdisho

Dawlada Somaliya ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey saldhiga ciidan ee dalka Turkigu uu ka dhisanaayo caasimada dalka Somaliya ee Moqdisho. Wasiirka...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Xisbiga WADDANI Ku Eedeeyay Inay Somalia Ka Bixisay Kharashka Xubnihii Cimrada Xajka Tagay.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa si dareen leh uga hadlay Xaaladda Dalka iyo Qorsheyaal uu sheegay in Dawladaha...

Somaliland: Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Shacabka ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga.

Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI, Md. Xirsi Cali Xaji, ayaa guud ahaan shucuubta Islaamka, gaar ahaanna shacabka Somaliland ku hambalyeeyey munaasibadda ciidul-fidriga ee sanadka 1438-ka. Hoggaamiyaha Xisbiga...

“Dhakhtar Aan Caddaan Ahayn Wiilkayga Uma Ogoli” Haweenay Reer Canada Ah

Muuqaal muujinaya haweenay Waddanka Kanada (Canada) joogto oo dalbanaysa in wiilkeeda uu u daweeyo “dhakhtar caddaan ah” ayay dadku aad isula wadaageen. Muuqaalka oo laga...

Somalia: “Xuska 26-ka June Waxaa Walaalahayaga Gobolada Waqooyiga Ugu Baaqayaa Inay Tahay Mas’uuliyad Inoo Wada-taalla Inaan Dib U Hanano Qaranimadii Iyo Midnimadii Dalkeena” Farmaajo

Madaxweynaha dalka Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay waxa uu ku sheegay in laga wada shaqeeyo qaranimadii iyo midnimadii dalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img