Somali News

Somaliland: Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) Oo Mar Kale Soo Bandhigay Xildhibaanadii U Codeeyey Kana Hadlay Xaaladda Golaha

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud “Talyanle” oo ahaa murrashaxxii u tartamaya jagada gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa isaguna soo bandhigay saxeexa xildhibaanadii u codeeyey,sidoo kale...

Somaliland: Guddiga Anshaxa Komishanka Doorashooyinka Oo Fariin Digniin Ah U Direy Axsaabta Qaranka

Guddiga anshaxa ee komishanka Qaranka Somaliland ayaa fariin digniin ah waxay u direen xisbiyada Qaranka Somaliland,waxaanay ka dhawaajiyeen in ay tahay digniintii ugu danbaysay...

Somaliland: Xildhibaankii 39-Aad Ee Codayntiisa Lagu Muransanaa Oo Ka Dhawaajiyay In Uu U Codeeyey Murrashax Cabdiraxmaan Talyanle

Xildhibaankii 39-aad ee codkiisa lagu muransanaa ayaa ka dhawaajiyay inuu u codeeyey xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ahaa murrashax u tartamayay gudoomiyaha Wakiilada Somaliland.

Somalia: Heshiis Laga Gaadhay Marxuum Reer Somaliland Ahaa Oo Ay Dilkiisa Mudaharaaddo Ka Dhasheen

Waxa Heshiis laga gaadhay Dil Dhawaan Magaalada Muqdisho loogu geystay Xoghayihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Mursal Aw Cumar Cismaan oo dhalasho ahaan ka soo...

Somaliland: “Wasiir Cadaani Oohintii Iyo Waxa Uu Ku Darsaday Sharci Jabin, Waxa Uu Noqday Hoggaamiye Kooxeed Xisbiga KULMIYE Uga Shaqeeya Idaacada Iyo Telefishanka Qaranka”...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog) ayaa eedaymo culus u jeediyay wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img