Somali News

Somaliland: Murrashax Muuse Biixi iyo khudbad muhiim ah oo uu ka jeediyey deegaanka Guumays

Murrashax Muuse Biixi iyo khudbad muhiim ah oo uu ka jeediyey deegaanka Guumays

Somaliland: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Gobolka Sool ku soo dhaweeyey weftiga murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Gobolka Sool ku soo dhaweeyey weftiga murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE

Somaliland: Shacabka Reer Laascaanood oo Soo Dhaweyn Ballaadhan Ku Qaabilay Wefti uu Hoggaaminayo Murrashax Muuse Biixi

Shacabweynaha ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa soo dhaweyn ballaadhan oo aan kala hadh lahayn ku qaabilay wefti ballaadhan oo uu...

Somaliland: Wefti uu Hoggaaminayo Murrashaxa KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Adhi-cadeeye iyo Deegaanno Hoos Yimaadda

Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweyn ballaadhan oo aan loo...

Hogaamiyaha Mucaaradka Ee Kenya Oo Qaadacay Natiijada Doorashada , Cida Ku Horeysa Codadka La Tiriyey

Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya, Raila Odinga ayaa qaadacay natiijada doorashada, iyadoo weli ay socoto tirinta codadkii la dhiibtay. Raila waxaa uu sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img