Entertainment & Lifestyle

Nin Ku Hadli Kara 56 Luqadood Oo Caalamka Lagaga Hadlo, Dalalka Luuqadahaasi Lagaga Hadlo Iyo Qaabkuu U Bartay Ee Mucjisada Ah!!

Kani waa Muhamed Mešić oo ah ama loo aqoonsaday wiil mucjiso ah oo dad badan oo adduunkan ku nooli maanta aanay rumaysan Karin arrinta...

(Magaalada Dimashada)- Magaalo Maraykanka Ku Taalla Oo Dadka Ku Dhintay Boqolaal Jeer Ka Badan Yihiin Inta Maanta Ku Nool

Colma, waa magaalo ku taalla Gobolka California ee dalka Mareykanka, waana magaalo aad u qallafsan isla markaana ay adag tahay inay maankaaga ka daadegto...

10 Arrimood Oo Looga Digay Wiil Ama Gabadh Kasta Oo Gaadha 25 Jir Iyo Saamaynta Xun Ee Ay Ku Yeelan Karaan Noloshooda Dambe

Qof waliba noloshiisa waxa uu meel sare gaadhaa ama hoos u dhacaa haddii cimro ku simo hadba inta uu wakhtigiisa dhallinyaranimo wax qabsado ee...

Qofkii Ugu Dambeeyay Ee Cagta Soo Dhiga Dayaxa Guudkiisa Oo Geeriyooday Isagoo Da’iidsu Kor U Dhaaftay 82 Jir Ah

Tiro kooban oo dhawr qof ah ayaa taariikhda lagu hayaa in ay dayaxa guudkiisa cagaha soo dhigeen oo ay is dul taageen. Sida warbaahintu...

Daraasad Caafimaad Oo Cusub Oo Ka Dayrisay Fadhiga Faraha Badan Iyo 7 Caafimaad Darro Oo Ka Dhalan Kara Fadhiga Badan

Khubarada Caafimaadku waxa ay maalinba maalinta ka dambaysa baadhitaano caafimaad oo hor leh ku ogaanayaan dhibaatada qofka bani aadamka ahi ka dhaxli karo fadhiga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img