Entertainment & Lifestyle

Samiir: Sirdoon Dadkiisa Khiyaameeyay!

Ciidanka Amaanka Masaarida ayaa xidhay bishii August 1997,  Samir Cusman isaga oo wakhtigaasi ku jiray hawl sirdoon oo uu ugu adeegayay Israa’il. Wuxu xidhanaa...

Jasiirad Cusub oo la Helay, Lana Baadhayo Wixii ku Noolan Jiray

Waxa maalintii Jimcihii la soo bandhigay jasiirad cusub oo la helay, taasoo aan ilaa hadda la ogayn waxa ku nool iyo waxa ku noolaan...

Qiso Dhab Ah Oo Dhex Martay Geel-Jireyaal U Kala Dhashay Maraykanka Iyo Sucuudiga !

Geelu waxa uu leeyahay luqad uu fahmo waxaana luqadaasi garan kara oo kaliya qofka muddo dheer kusoo dhex jiray, qisadani maaha mid khayaaliya amase...

Britain: Haweenay Aalada Internet-Ka Jaceyl Lagaga Abuuray, Lacagna Lagaga Dhacay Kadibna Xabsi Ku Muttaysatay !

Haweenay u dhalatay Dalka Britain ayaa waxay ku dhacday qalad aad u weyn kadib markii ay aalada Internet-ka ku baratay nin u sheegtay inuu...

Maraykan: Nin Meydkii Hooyadii & Walaalkii Guri Ku Haystay Muddo Sanad Ah !

Arrin aad u layaab badan oo ka dhacday dalka Maraykanka, sida aynu wada ognahay in marka uu qof dhinto ee la xaqiijiyo dhimashada qofkaasi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img