Entertainment & Lifestyle

Isticmaalka Xad-Dhaafka Ah Ee Millixda Oo La Ogaaday Inay U Geeriyoodaan 4 Milyan Oo Qof Sanad Walba !

Isticmaalka badan ee Millixda ayaa waxa la xaqiijiyay inuu sanad walba gallaafto Nolosha Afar Milyan oo qof, halka mallaayiin kalena la kulmaan dhibaatooyin caafimaad...

Ka Digtoonaw Oo Ha U Isticmaalin Weedhahan Oo Kale Qofka Diiqadeysan !

Diiqadu waa arrin aad u adag isla markaana in qofka diiqadoodaa uu la qabsado Dadka kale ayaa iyana aad u adag. Khabiirka dhinaca Cimi nafsiga ee...

Sawir Gallaaftay Haweenay Uur Leh Oo Isku Sawirtay In Ka Badan 20 Kun Oo Shinni Ah !

Sida xaqiiqada ah waxa muddooyinkan dambe guud ahaan dunida ku badan amase ka caan baxay odhaahda ah “Igu sawir”, taasi oo ah mid ay...

Caruus Aroosadii Kaga Kacay Kursigii Ay Fadhiday, Kadibna Aabihii Tunka Ku Soo Qaaday Oo La Dhex Galay Dadkii Xaflada Arooskiisa Ka Ciyaarayey !

Qadarinta waalidku waa arrin mar kasta iyo meel kastaba inala gudboon, wiil u dhashay dalka Masar kana soo jeeda Gobolka Saciid Masar ayaa waxa...

Qiiso Cajiib Ah: Wanaagga Aad Sameyso Abaalkiisi

Phil Knight oo ah ninka leh shirkadda weyn ee Kabaha iyo dharka samaysa ee Nike ee dalka Maraykanka ayaa sanadkii 1971 codsi u gudbiyay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img