Dugsi Ardayga 30 ilbidhiqsi Nar Baadha

Date:

Dugsi sare oo lagu magacaabo Hangzhou 11 kuna yaalla dalka Shiinaha ayaa marka 30 ilbidhiqsi la joogaba la baadhaa ardayga wejigiisa. Arintan ayay ku sheegeen mamulayaasha dugsigu inay tahay si loola socdo xaaladda ardayga iyo inuu yahay mid iskii u mashquulsan oo werweraya, iyado haddii ay lulo qabato markiiba ay ka qaadaysaa sawir degdeg ah kamarada baadhistu.
Wargeyska “ Business Insider oo sheekadan daabcay ayaa sheegtay in dalka Shiinaha uu aad uga faafay kamaradaha wejiga qofka qabanaya ee mar kasta la soconaya xaaladaha uu samaynayo. Waxa kale oo qalabakan loo adeegsadaa dhinacyada maktabadaha oo halkii qofku uu aqoonsi kala soo bixi lahaa ay kamaradu si toos u garanaysa oo u ogolaanayso gelidda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...