Xikmada Maanta

Date:

Hal Eray Oo Nabad Ah Ayaa Ka Qiimo Badan Kumanaan Eray oo Dagaal Ah!

  • Hal eray Oo Nabad Ah Ayaa Ka Qiimo Badan Boqollaal Eray Oo Dagaal Ah
  • Qof kasta si naxariisle ula dhaqan.
  • Odhaahda ka soo baxaysa hubso, waxa maqla kuwo uu saamayn taban ku leeyahay.
  • Si karti leh u sheqee, si wanaagsan u dhaqan.
  • Haddii aad ogaan lahayd qiimaha wax bixinta, waxba maad cunteen ilaa aad badh bixiso
  • Isbedel oo dhami maaha horumar sida socod oo dhami aanu u ahayn mid hore loo dhaqaaqo
  • Daqiiqad keliya ayaa maalinta dhan bedeli karta.
  • Nacayb nacayb laguma bogsiiyo, jacaylka ayaa bogsiin kara nacaybka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...