Caqli Wanaagsan Iyo Wakhtiga Fitnada!

Date:

Waagii Amiir Cali Binu Abu-dalib iyo Mucaawiye dagaalku dhex marayay oo ah seben ay fitnadii Muslimiinta aloosnayd,  ayaa boqorkii Ruum Hiraqle isagoo damacsanaa inuu ka faa’iidaysto fursadaasi warqad usoo diray Mucaawiye waxaana uu ku soo qoraya erayadan : “ Waxaan ogaanay waxa idin dhex maray adiga iyo Amiir Cali, anigu waxaanu u aragnaa inaad adigu xaq u leedahay khilaafada iyo xukunka dadka muslimiinta ah”.

 

“Haddaba hadii aad iga codsato ciidan ku taakuleeya waan ku soo diri doona si ay kuugu hiiliyaan kugu keenaan madaxa Cali Binu Abudalib oo aad uga guulaysato”.

 

Mucaawiye ayaan qoraalka warqadaasi aanay qancin waxaana uu  diray warqad jawaab ah oo uu ku qoraya eraydan:” Waxaanu nahay walaalo murmay, maxaa adiga oo gaal ah na soo kaa dhex geliyay”?. “Haddii aanad ka gaabsan arimahayaga, waxaan ku soo diri ciidan madaxiisu kula joogo kan ugu danbeeyaana aniga ila joogo oo madaxaaga u keena Cali Binu Abdu Dalib”.

 

Inkasta oo muran iyo fitno jirtay hadda muslimiinta wakhtiyadii dahabiga ahaa dhaqankoodu waxa uu ahaa kaasi Mucaawiye muujiyay, maanay isu kaashan jirin gaalada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...