Maalinta Dugsigu Ma Fasaxbaa?!

Date:

Macalin fasalka koowaad ee dugsiga dhiga ayaa ardayda markii uu siiyay xiisadda diinta ahayd ku yidhi “ Arday kasta warqad haku soo qoro waxa uu jecel yahay inuu Allah (sw) ha rumeeyo”.

Ardayda yaryar mid ka mid ah ayuu ku soo qoray “ Allahayow , Aabahay iyo hooyaday ay heshiiyaan”.  Hadda waad garan kartaa dhibaatada uu caruurta ku hayo waalidka mar kasta hortooda isku dilaya kuna murmaya.

Wiilka yar markii la baadhay waxa la ogaaday in labadiisa waalid ay ka dhaxaysay muran iyo dagaal joogto ah.

Maalin kale nin macalin ah ayaa ardaydiisa fasalka koowaad uga waramay maalinta qiyaamaha iyo isbedelka dhacaya,  wuxuuna  sheegay in dhulka iyo cirka la duubayo, dadkuna wada dhimanayaan. Wiil yar oo ardayda ka mid ah ayaa weydiyey su’aasha ah “Macalin maalintaas dugsigu ma fasaxbaa?”. Sidaasi ayay caruurtu niyadda ugu hayaan fasax. Fasaxuna waa qayb waxbarashada ka mid ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...