Wariye Catoosh Oo BBC-du Shaqada Ka eriday

Date:

Cabdirisaaq Catoosh oo ka mid ahaa Weriyeyaasha muddada ka hawl-galayey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa shaqada ka tagay Toddobaadkan.

Weriye Catoosh oo ka hawl-galayey Xarunta BBC-da ee Magaalada Nairobi, ayaa si rasmiya shaqada uga tagay Toddobaadkan, ka dib markii Maamulka sare ee Idaacaddaasi uu shaqada ka joojiyey sida la sheegay.

Lama oga sababta Maamulka sare ee Idaacadda BBC-du uu shaqada uga eryey Weriye Catoosh, balse ilo-wareedyo ayaa sheegay in dad badan ay Maamulka Idaacadda uga soo cawdeen Catoosh, taasina aakhirkii sababtay in Maamulku uu go’aan ku qaato inay cadhiyaan Weriyaha.

@Geeska Afrika

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...