Somaliland: Guddoomiye Cirro Oo Xalay Cisbitaalka Ku Booqday Xildhibaan Dheeg Oo Xaalad Caafimaad La Soo Daristay

Date:

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg), oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa xaalad caafimaad loo dhigay cisbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa xalay ku booqday Xildhibaan Dheeg Cisbitaalka Hargeysa Internationalka Hospital oo xaalad caafimaad deg deg ah loo dhigay Xildhibaanka Qaybta ICU unit. Guddoomiyaha Xisbiga ayaa dhammaanba Umadda ka codsaday in ay Xildhibaanka u duceeyaan in u Alle swc caafimaad deg deg ah siiyo isaga iyo inta kale ee bukaanada ahba.

Xildhibaanka ayaa muddooyinki u dambeeyey xaalad caafimaad u yaalay Cisbitaalka weyn ee magaaladda hargeysa.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...