Somaliland: Guddoomiye Cirro Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Tallaabada Golaha Wakiilladu Ku Ansixiyeen Labada Xubnood Ee Xisbiyada WADDANI Iyo UCID U Xuleen Komishanka Doorashooyinka.

Date:

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa si diirran u soo dhaweeyay tallaabada Golaha Wakiillada Somaliland ku ansixiyay labada xubnood ee xisbiyada WADDANI iyo UCID u xuleen Komishanka doorashooyinka Qaranka.
Guddoomiyaha ayaa ku tillaamay tallaabo dardar gelinaysa qabsoomidda doorashooyinka iyo dimuqraaddiyadda Somaliland.

“Waxa aan ku bogaadinayaa Golaha Wakiillada ee JSL ansixinta labada xubnood ee Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI & UCID u soo xuleen in ay ka mid noqdaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka KDQ si loo bilaabo howlihii geedi-socodka doorashada Golaha Wakiilada & Golayaasha Deegaanka,” ayuu yidhi Mudane Cabdiraxmaan Cirro

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...