Somaliland: Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Laascaanood

Date:

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland iyo wefdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ayaa kormeeray xarunta cusub ee shirkadda Sool Power ee korontada siisa magalaada Laascaanood.

Wasiirka waxa wehelinayay maamulka gobolka Sool iyo wasiirka hawlaha guud iyo masuuliyiin kale.

Wasiirka waxa warbixin ka siiyay shirkadda Korontada Sool Power iyo sida ay u shaqayso masuuliyiinta shirkadda ugu saraysa.

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa u mahad celiyay masuuliyiinta shirkadda Sool Power waxaanu shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ugu baaqay inay gacan siiyaan shirkaddaasi.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...