Covid19: App Kuu Sheegaya Marka Aad La Kulantid Qof Qaba Coronavirus

Date:

Dad ka badan hal malyan oo u dhashay dalka Australia ayaa soo degsaday App sheegaysa marka aad la kulantid qof qaba cudurka Coronavirus, saacado kaddib markii ay dowladda shaacisay.

App-ka ayaa isticmaalaysa Bluetooth, waxayna ogaanaysaa isu soo dhawaanshaha laba qof marka ay isku jir sadaan 1.5m.

Dadka isticmaalaya App-kan ayaa ogaanaya qofka qaba cudurka Corona haddii ay muddo 15 daqiiqa ah ay xiriir dhow la yeeshan.

Dalka Australia ayaa diwaan geliyay 6,694 oo kiis, waxaana cudurka u geeriyootay dad gaaraya 80 qof.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...