Somaliland: Faysal Cali Waraabe oo axadda beri imanaya hargeysa iyo dacwada maxkamadda u taala

Date:

Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa la filayaa inuu Axadda beri ka soo dego madaarka Cigaal ee Hargeysa, oo uu ka soo laaban doono safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Guddoomiye Faysal, oo ay dacwad ka dhan ahi u taalo maxkamada gobalka Maroodi-jeex, ayaa waxa la filayaa inay taageerayaashiisu aad u soo dhaweeyaan, isagoo Faysal marka uu dalka yimaado ka hadli doono dacwadda maxkamadda u taala.

Xeer ilaalinta ayaa maxkamadda gobalka u gudbisay dacwada ka dhan ah Faysal Cali Waraabe, iyadoo aanay maxkamadda iyo xeer ilaalintu toona weli si rasmi ah uga hadal dacwadaas.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...