Frank Lampard oo ka hadlay shaqo ka ceyrintii Unai Emery ee kooxda Arsenal

Date:

Macalinka kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa muujiyay sida uu kaga xun yahay in Unai Emery laga ceyriyay shaqada tababarka ee naadiga Arsenal

Arsenal ayaa si rasmi ah shaqada uga ceyrisay macallinka reer Spain ee Unai Emery maanta oo jimco ah, sababa la xiriira natiijooyinka xun ay kooxda la kulantay xilliyadii lasoo dhaafay.

Frank Lampard ayaa shir jaraa’id uu maanta ka soo muuqday wuxuu kaga fal celiyay shaqo ka ceyrintii maanta lagu sameeyay macalinka reer Spain ee Unai Emery.

“Ma dhihi karo suurtogal ma noqon karto, sababtoo ah ma jiraan waxaan suurtogal noqon Karin kubadda cagta, qof walbana si fiican ayeey kaga war qabtaa arrintaas”.

“Waxaan caadeysanay waxyaabaha qaar ee lama filaanka ah, gaar ahaan isbuucyadii lasoo dhaafay, laakiin taasi badelkeeda waa inaan shaqeynaa isla markaana aan horteena fiirinaa”.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...