Somaliland: Cabdikariin Axmed Mooge Oo Aqbalay Codsigii Shacabka Hargeysa Ee Ahaa Maayir Ka Noqdo Hargeysa.

Date:

Cabdikariin Axmed Mooge ayaa sheegay in uu aqbalay codsigii shacabka Hargeysa ee ahaa in uu maayir ka noqdo magaalada Hargeysa.

Cabdikariin Axmed Mooge ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa facebook waxa uu ku yidhi

“Waxaan ahay qof idinla wadaaga dareenka jacayl ee aad u qabtaan magaaladeena Hargeysa, waxaan sidoo kale aaminsanahay awooddiina markaad qabiilka iska dhaaftaan ee aad dhexdiina midaysantihiin!

Waxaan codsigiina kaga jawaabayaa ducadan:

” hadaan khayr idiin leeyahay oon ahay mid rumayn kara waxaad iga filaysaan Allah hayga kiin dhigo Maayar! Hadiise aan noqonaayo heeryadii cune, markuu kursiga fuulo Alle iyo dadkiisaba ilawaaya! Alle igama kiin dhigo Maayar ee mid iga wanaagsan Allah haydin siiyo”

Waxaan kaloon balanqadayaa in intiina qabta dareenkan in aan isu kiin keeno, idin dhagaysto, ana I dhagaysataan, tashano si aan u gaadhno go’aan iyo talo aynu wada leenahay, talo iyo go’aan ka xor ah qabiil tageersiga halkaa ina dhigay.”

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...