Kornayl Siciid Cawil Caarre, oo u warramay Sahan TV ayaa sheegay in aanay metelin Odayaasha maanta heshiiska la gaadhay madaxweyne Biixi.

Caarre, ayaa sheegay in isagu madaxweyne yahay.

“Arrintaasi anniga ima khusayso waxaasina waxba kama jiraan odayaashuna ima dhallin, madaxweyne ka hadlimaayo annigaa madaxweyne ah”