Somaliland: “Aniga Ayaa Ugu Horeeyay Siyaasi Reerka Ah (SACAD MUUSE) Oo Ka Badheedha In Deldelaada Laga Furo Lixda Goobood”. Cali Gurray

Date:

Waa la ogaa oo aniga ayaa ugu horeeyay siyaasi reerka ah oo ka badheedha in deldelaada laga furo Lixda goobood ee Waqooyiga Hargeysa – Mujaahid Cali Gurray

Waxay ahayd munaasibaddii daahfurkii Diiwaangelinta Gobolka Awdal markii aan ka dhawaajiyay dib u deldelaan maayaan ee aan weliba ugu bishaareeyay dadka degaankaasi.

Waxa loo qaybsamay in dhegaha furaysata in dhegaha iyo indhahaba furaysata iyo intii ugu tirada badnayd oo u guuxda laakiin il-qoodhka ka arkaya niman leh reerka anagaa u talina wax ka soconaya waxan Cliguray ka hadlayo oo madaxa aan u lulayn ee ka lulaya. Jawaab waxa la iiga dhigay in la weeraro Hadayta oo aan iyadu lixda goobood ka mid ahayn. Kolkaan aan arkay taa anigu dib ayaan isaga baxay.

Aniga hadii taladii aan waday la qaadan lahaa maanta xal loogama dhigeen in la yidhaa meelna ma raacayaan ee ha la diiwaangeliyo oo ha loo diiwaangeliyo doorashada Madaxwaynaha oo keliya.

Maanta intii ka daacadda ahayd hore ayay u tashadeen oo Awdal iyo Saaxil bay iska diiwaangeliyeen hadda ayaa la yaboohinayaa cid Gobolka Maroodijeex ah oo iska diiwaangelisa goobihii umana malaynayo in la heli doono lakiin waxa la heli in badan oo Gobolka Awdal ah oo iska diiwaangelisa. Yaa khasaaray yaa faaiiday yaase ka masuul. Laba Cali isma waydiinayso. Markaa saw halkii uu yidhi Allah ha u naxariisto eh Xaaji Koobali:

SACAD MUUSE SAHANKII XUMAA WAA SIDII WELI

Cali Yuusuf,

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...