Djabouti: Farmaajo Oo Maanta La Kulmay Madaxweynaha Jabuuti

Madaxweynaha Somaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Jabuuti ku yeeshay wadahadallo miradhal ah oo ku aaddan sare u qaadidda xidhiidhka labada dal ee Somaliya iyo Jabuuti .

Madaxweyneyaashu waxay ku heshiiyeen in la sii dardargeliyo iskaashiga labada dal oo ah mid ku dhisan walaaltinnimo iyo wax wada qabsi.

 

Comments

comments