Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu difaacay mooshinkii ay dhawaan baarlamaanka Somaliland laaleen ee ay saddexda xisbi heshiiska kaga gadheen arimaha doorashoyinka

Sidoo kale Wasiirka ayaa ka jawaabey hadal ka soo yeedhay madaxweynaha Puntland  .

Dhinaca Kale Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu si adag ugu hanjabey warbaahinta madaxa banaan ee dalka ka hawl gasha isaga oo dhaar ku maray in telefishanka uu ruqsada kala noqdo aan dib oo danbeysa loo furi doonin