Somaliland: Xukuumadda Somaliland oo UN-ka u Gudbisay Dacwad ka Dhan ah Maamulka Hawadda ee Soomaaliya Sheegatay in lagu Wareejiyey

Date:

Xukuumadda Somaliland oo UN-ka u Gudbisay Dacwad ka Dhan ah Maamulka Hawadda ee Soomaaliya Sheegatay in lagu Wareejiyey

Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay inay gudbisay dacwad ka dhan ah talaabadda ay Xukuumadda itaalka daran ee Soomaaliya ay ku sheegatay inay Hay’adda ICAOkala wareegtay maamulkii hawadda ee Soomaaliya iyo Somalilan-ba.

 

Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNAayaa soo xigatay Wargeyska East African Business Week oo ka soo baxa Uganda, oo maanta daabacay in Safiirka Somaliland u fadhiya Kenya Baashe Cawil Cumar uu xaqiijiyey in dawladdaJamhuuriyadda Somaliland ay dacwad u gudbisay UN-ka, maadaama oo uuhore u jiray heshiis la kala saxeexday oo ku wajahnaa maamulka hawadda oo hore Somaliland iyo Soomaaliya ugu kala saxeexdeen magaalada Istanbuulee dalka Turkiga, hase ahaatee ay heshiis jabisayXukuumadda Muqdisho.

Waxa kaloo danjire Baashe intaas ku daray in aanay Hay’adda maamulka hawadda u qaabilsan Qarammada Midoobay ee ICAO aanay fulinin heshiiskaas jiray ee jidaynayey in wadajir loo wada maamulo isla markaana ay gacanta ku hayso Hay’adda ICAO.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...