Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Cududa Taagerada Balaadhan Ee Beesha Sheekhaash

Date:

xisbiga KULMIYE ayaa xaflad balaadhan oo ka dhacday hargeysa kusoo dhaweeyey taagero balaadhan iyo cudud ay muujiyeen beesha sheekhaal.
Waxaana kasoo qayb galay Murashaxa Xisbiga KULMIYE Md.Muuse Biixi Cabdi ,Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Md.Axmed Cabdi Dheere ,Xubno ka mida golaha wasiirada Md.Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ,Wasiru Dawlihii Hore ee duulista iyo hawada soomaliland Axmed Nuur Faahiye ,Siyaasi Cali Axmed Yuusuf”Cali Guray” Haween dhalinyar iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan .
Xubno ka mida taagerayaasha beesha SHEEKHAADL oo halkaasi ka hadlay ayaa iyagoo isku duuban cod dheer ku sheegay inay cod iyo cududba la garab taaganyihiin xisbiga kulmiye iyo Murashaxiintiisa codkoodana ugu hiilin doonaan maalinta doorashada ee 13 novenber .
Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna murashaxa xisbigaas Md.Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Gunaanaday Xaflada ayaa u mahad naqay taageradaa baaxada leh ee ay u muujiyeen Beesha SHEEKHAAL kuna guubaabiyay sidaa ay iskugu duubanyihin maalinta codkana inay iskugu duubnaadaan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...