Deg Deg: Komishanka Oo Hada Ku Dhawaaqay natiijadi Qaadatay Kaadhadhka Codbixinta

Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shaaciyay tirada dadka qaatay kaadhka codaynta doorashada Madaxweynaha Somaliland ee sharci ahaan codeynaya doorashada.

Komishanka doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay inay doorashada Madaxweynaha Somaliland codeynayaan 704,089 oo qof oo ay qaateen kaadhkii codaynta
Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa sidoo kale shaaciyay tiradda dadka is diwaan-galiyay ee aan qaatan kaadhka codaynta ay ku sheegeen 169,242 oo qof.

Comments

comments