War Deg Deg Ah: Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Dalka Ku Soo Jeeda Iyo Waxgaradka Beesha Samaroon Oo Ku Sugan Qasriga Madaxtooyada Iyo Siilaanyo Oo La Filayo Inu Cafis U Fidiyow

War Deg Deg Ah: Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Dalka Ku Soo Jeeda Iyo Waxgaradka Beesha Samaroon Oo Ku Sugan Qasriga Madaxtooyada Iyo Siilaanyo Oo La Filayo Inu Cafis U Fidiyow

Warar lagu kalsoon yahay oo ka soo burqanayaha dhanka qasrigga Madaxtoooyada Jsl ee loga arrimiyo arrimaha Dalaka aya waxa saaka ku soo kalahay Odayaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Gobalka Awdal Ee Samroonta oo Cafis u qaadayey Fanaanka Caanka ah Ee Nimcaan Hilaac

Fanaanaka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Nimcaan Hilaaac oo aheladiisi iyo Xafadoodi ay degan yihiin Dalka Somaliland Gaar ahan Gobalka Awdal aya waxa u jclastay inu ku soo rogaal celiyo dalkiisa hooyo oo u mudo Saddex Sanadood ah Dibad Joog u ka Yahay

Fanaankan Nimcaan Hilaac aya waxa la Filaya Inu Dalka Ku Soo Rogaal liyo intaanay dhalanXukuumad Cusub oo u ka Faaidaysanyo Janiski Iyo Cafiskii Yurub Geenyo oo u adeerkad Xildhibaan Nac-Nac Damiintay

Waxana La Filaya Inu Fanankani Ka Soo Degi Doono Dalka Ka Hor Intaan La Furin Buuga Ololaha Somaliland Oo ku beegan Maal-Maha Soo Socda

Comments

comments