Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in musharax-nimada Faysal Cali Waraabe ay tahay waraabe u taag ah .

Xussen Axed Ceydid ayaa waxaa uu si cad u sheegay In Musharax Nimada Faysal aaney aheyn mid dhab ah balse ujeedkeedu ay tahay sidii uu u dhisi lahaa Muuse Biixi

 

Comments

comments