Somaliland: Xisbiga Wadani Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah Magaalada Burco Ugu Sameeyey Taageerayaal Kusoo Biiray Oo Kasoo Diga Rogtay Xisbiga Kulmiye

Date:

Masuuliyiinta xisbiga wadani ee gobolka togdheer ayaa maanta xaflad soo dhawayn ah ugu sameeyey hotel Plaza ee magaalada burco taageerayaal tiro badan oo kusoo biiray xisbiga mucaaradka ah wadani kana soo diga rogtay xisbiga kulmiye.

Waxaana munaasibadii lagu soo dhawaynayay taagerayaasha ka qayb galay gudoomiye ku xigeenka xisbig wadani ahna musharaxa jagada madaxwayne ku xigeenka xisbiga wadani mudane Axmed Muumin Seed iyo wafti uu hogaaminayay oo kamida saraakiisha sare ee xisbiga.

Waxaana intii ay munaasibadaasi socotay laga so jeediyay khudbado badan, iyaga oo sheegay masuuliyinta xisbiga wadani e inay ku faraxsan yihiin kusoo biiritaanka tageerayaashan ayna soo dhawaynayaan.

waddani @@ waddani 1 waddani mim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...