Deg Deg: Guddida Anshaxa Ee Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ganaax Lacageed Dul Dhigay Xisbiga WADDANI.

Guddida anshaxa ee kominshanka doorashooyinka Somaliland oo goor dhaweyd soo saarey war-saxafadeed ayaa waxaa ay ganaax laced dul dhigeen xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI

Ganaxaan Lacageed ayaa dhan 50 Milyan oo Shilin Somaliland ah isla markaana waxaa ay hawda u mariyeen digniintii ugu danbeysay

Halkan Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

Comments

comments