War Deg Deg Ah: Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku Biirayaha Xisbiga Waddani

Eng Cali Xoor Xoor maareeyihii hore ee dekada Magaalada Berbera iyo agaasimaha wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Saleebaan Siciid Cali ayaa la filayaa in ay dhawaan ku biiraan isla markaana ay ka sacabo tuntaan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Siyaasi Cabdale Maxamed Carab Cabdale Sandheere maayarkii hore ee Berbera oo dhawaan ku biiray xisbiga Waddani ayaa olalahii abid ugu adkaa ka bilaabey gobalka Saaxil kaas oo aan ilaa hada aaney jirin cid u babac dhigi karta

Waxaana la sheegaya in siyaasiyiintan magaca weyn uu soo xero galiyey Siyaasi Cabdale Sandheere .

Comments

comments