Somaliland: Loolan Dhex Miranaya Masuulyiin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Iyo Siyaasiyin La Filayo In Laga Rebo Gudida Kaanbaynka Gobolka

Lolan Dhex Miranaya Masuliyin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Iyo Siyaasiyin
La Filayo In Laga Rebo Gudida Kaanbaynka Gobolka

Loolan Adag Oo Dhex Miranayaa Siyaasiyiin Misaan Ku Dhex Leh Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo La Filayo In Qarkood Laga Reebo Gudida Kaanbaynka Gobolka Ee Xisbiga Kulmiye, Marwo Aamina Saado Oo Ka Mida Haweenka Udub Dhaxaadka U Ah Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo La Sheegay In Laga Reebayo Gudida Kaanbayn Xisbiga

Kulmiye Ee Gobolka , Hadal Hayntan Oo Maalmihi Udanbaysay Soo Ifbaxaysay Ayaa Qaar Ka Mida Tageerayasha Xisbiga Kulmiye Gobolka Togdheer Oo Warbaahinta Qarkood Siinaayay Xogo Tibaxaaya In Laga Saarayo Gudida Kaanbaynka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Marwo Aaamina Saado Oo Dhawaana U Taramaysay Gudoomiyaha Ururka Now Ee Gobolka Togdheer, Tageerayashani Ayaa Sheegay Inay Saamayn Misaan Leh Ku Yeelanayso Marwo Aaamina Saado Hadii Laga Reebo Gudida Kaanbaynka Xisbiga Ee Gobolka Togdheer Waxana Hadaladiido Ka Mid Ahaa ” Waxaan Ognahay In La Wado Qorshe Cad Oo Aan Geedna Logu Soo Gaban Oo Lagaga Reebayo Gudida Kaanbaynka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka

Marwo Aamina Saado Oo Tageero Ku Dhex Leh Bulshada Togdheer Hadii Ay Taasi Timadana Waxaan U Sheegayaa Xisbiga Kulmiye Inay Dhabar Jab U Tahay Xisbiga Oo Jaanis Wanagsana U Tahay Xisbiyada Mucaradka Ee Ay Ugu Horayaan Xisbiga Wadani” Ayuu Yidhi Mida Tageerayasha Xisbiga Kulmiye Mar Aan Isku Daynay Inaan Wax Ka Waydiino Marwo Aamino Saado Ayaan Noo Suurta Galin Khadka Tilifoonka Taasi Oo Xidhnaa Awgeed.

Comments

comments