Somaliland: Musharraxa WADDANI Oo Magacaabay 9 Guddi, Oo Ka Kooban 121 Xubnood

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Musharraxa jagada Madaxweynaha ee Xisbigaas Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magacaabay 9 Guddi oo kala duwan, si loo dardar-geliyo hawlaha Xisbiga, maaddaama oo dalku galayo wakhti doorasho iyo olole.

Guddiyada uu magacaabay Cabdiraxmaan-Cirro, ayaa kala ah; Guddiga Difaaca iyo Arrimaha gudaha, Guddiga Siyaasadda arrimaha dibedda, Guddiga Cadaaladda, Guddiga Warbaahinta, Guddiga Hawlaha Guud, Guddiga Dhaqaalaha, Guddiga Khayraadka Dabeeciga ah, Guddiga Abaabulka iyo Xidhiidhka gobollada iyo Guddiga arrimaha Bulshada.

Waxa sidaa lagu sheegay War-Saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Waddani Caawa isla-markaana ku taariikhaysnaa 25-kii bishan, wakhtigaas oo ah xilliga uu Guddiyadan Magacaabay Guddoomiye Cirro oo wakhtigan ku maqan Xajka.

War-Saxaafadeedkaas oo soo Gaadhay Himilo, ayaa isagoo dhamaystiran u qornaa sidan :-

Markaan darsay; Qodobka 30aad Farqaddiisa 7aad iyo xeerka xisbiga WADDANI, Markaan arkay  Baahida loo qabo in la sameeyo guddi hawleedyo. Markaan la tashaday:  Xubnaha Hoggaanka xisbiga Waddani. Markaan ku qancay: Muhiimadda ay leedahay in la dardar galiyo hawlaha xisbiga.

Maaddaama dalku galay wakhti doorasho iyo olole (campaign), loona baahan yahay dedaal iyo dardar-galin waxaan Maanta oo taariikhdu tahay 25th August 2017 magacaabay guddi hawleedyo u xil-saaran qorshaynta, qaabaynta iyo dhaqaajinta hawlaha horyaalla xisbiga Waddani, si loo xaiijiyo himilada xisbiga ee ah Isbeddel Caddaalad iyo Horumar ku dhisan.

  1. Guddiga Warbaahinta iyo Wacyigelinta
  2. Md Cali Sheekh Ibraahim Aareeye
  3. Marwo Milgo Maxamed Cilmi
  4. Ibraahim Mahdi Buubaa
  5. Muniir Axmed Cigaal
  6. Md Cabdisalaan Maxamuud Ducaale
  7. Marwo Saado Jaamac Aadan (Saado-dheer)
  8. Md Jamaal Xuseen Hurre

8 Md Cali Axmed Kooshin

  1. Maxamed Sidiiq Cabdilaahi
  2. Md Aadan Maxamed Ibraahin
  3. Md Cabdi Aw Siciid Cawaale
  4. Marwo Faadumo Aadan Cawad
  5. Maxamed Jaamac Abgaal
  6. Mawliid Maxamed Muumin.
  7. Guddiga Dhaqaalaha
  8. Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed
  9. Md Xirsi Cali Xaaji Xasan
  10. Md Jamaal Jaamac Xaamud
  11. Kayse Cali Geeddi
  12. Md Xasan Xuseen Codyare
  13. Md Cali Cabdi Saa’iq
  14. Marwo Faadumo Suudi Xasan
  15. Dr Cali Ibraahim Maxamed (Sanyare)
  16. Md Axmed Xuseen Fagfagaash
  17. Marwo Qadan Maxamed Cismaan (Qadan-hoodo)
  18. Md Bashiir Cabdi Xariir
  19. Md Siciid Sulub Maxamed
  20. Md Cabdifataax Xuseen (Gamaameeye)
  21. Marwo Kaltuun Maxamuud Xuseen
  22. Marwo Filsan Cabdiraxmaan
  23. Md Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac.
  24. Guddiga Arrimaha Bulshada
  25. Qaasim Sh. Ibraahin Tubeec
  26. Md Muuse Cabdillaahi Nuur
  27. Md Aadan Sul. Cabdiraxmaan Sul. Diiriye
  28. Md Yuusuf Khaliif Axmed
  29. Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog)
  30. Md Aadan Cabdilaahi Dhagayare
  31. Md Faarax Cilmi Geedoole
  32. Dr Idiris Aadan Cali
  33. Md Cali Cabdilaahi Dagaal
  34. Md Maxamed Cali Qase
  35. Md Maxamed Muuse Cabdi (Galaydh)
  36. Md Yoonis Axmed Yoonis
  37. Marwo Maryan Maxamuud Dirir
  38. Md Maxamed Muuse Tiyo
  39. Md Jaamac Maxamed Hilaac.
  40. Guddiga Arimaha Gudaha iyo Difaaca
  41. Md Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro)
  42. Md Axmed Jaambiir Suldaan
  43. Md Ismaaciil Aadan Cismaan
  44. Md Maxamed Nuur Caraale Duur
  45. Md Xasan Maxamuud Maxamed (Dhiilood)
  46. Md Ibraahin Ducaale Boos
  47. Md Cabdirashiid Macalin Muuse
  48. Xil Cali Xaaji Maxamed Muuse
  49. Md Aftax Siciid Jaambiir
  50. Marwo Foosiya Kayse Faarax
  51. Md Cabdiraxmaan Axmed Ilkacase
  52. Md Axmed Maxamed Cali (Axmed Naasir).
  53. Guddiga Siyaasadda iyo Arimaha Dibada
  54. Md Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde
  55. Md Maxamed Biixi Yoonis
  56. Md Ismaaciil Hurre Buubaa
  57. Dr Maxamed Cismaan Fadal
  58. Cali Aadan Cawaale
  59. Md Maxamed-wali Cali Xasan
  60. Md Maxamed Haaruun Biixi
  61. Md Axmed Cabdillaahi Cawaale
  62. Md Mawliid-Waris Cabdillaahi
  63. Md Maxamed Cali Aw Cabdi
  64. Marwo Suhuur Xasan Abiib
  65. Marwo Safiya Cumar Faarax
  66. Marwo Faadumo Siciid Ibraahin
  67. Md Cabdiraxmaan Maxamed Magan.
  68. Guddiga Caddaaladda
  69. Md Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde
  70. Md Xuseen Axmed Caydiid
  71. Md Barkhad Jaamac Xirsi
  72. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle
  73. Md Axmed Cabdillaahi Al-imaam
  74. Md Cabdi Guuleed Gaboobe
  75. Md Maxamed Xirsi Ismaaciil
  76. Dr Maxamed Siciid Gacamay
  77. Md Maxamed Saalax Cige
  78. Marwo Ifraax Xiis Kaahin
  79. Md Baashe Yuusuf Axmed
  80. Md Maxamed Cali Suudi

13 Marwo. Kinsi Xuseen Qawdhan

  1. Axmed Yuusuf Nuur (Guruuje)
  2. Guddiga Abaabulka Iyo Xidhiidhka Gobollada
  3. Md Abiib Diiriye Nuur (Timacad)
  4. Xildhibaan Baar Siciid Faarax
  5. Md Axmed Cabdillaahi Xamarje
  6. Md Muuse Yuusuf Raabbi
  7. Md Cabdillaahi Axmed Daamur
  8. Md Aadan Axmed Cilmi (Dhoollayare)
  9. Md Xamse Cabdiraxmaan Khayre
  10. Md Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed (Taarwale)
  11. Md Siciid Xaashi Cali Wayd
  12. Md Naasir Beddel Ismaaciil
  13. Md Siciid Muuse Cabdi (Bustaale)
  14. Md Xuseen Aadan Cadde
  15. Md Idiris Cabdi Maxamed
  16. Cali Axmed Cabdi (Cartan)
  17. Md Cismaan Afgaab Nuur.
  18. Guddiga Khayraadka Dabiiciga ah
  19. Md Maxamed Baaruud Cali
  20. Md Cismaan Aw Aadan Faarax
  21. Md Aadan Axmed Warsame
  22. Md Maxamed Xuseen Siciid
  23. Saleebaan Sh. Cabdillaahi Muuse
  24. Md Daa’uud Xuseen Jaamac (Food-cadde)
  25. Md Cabdirisaaq Daahir Jaamac
  26. Md Cabdilaahi Digaale Cali
  27. Md Cawil Cabdi Xasan

10 Marwo Amran Xaashi Cabdi

  1. Guddiga Hawlaha Guud
  2. Md Cabdi Haybe Maxamed
  3. Md Xasan Cismaan Aw Aadan (Sabce)
  4. Md Nuuradiin Ibraahin Aw Cabdi (Diini)
  5. Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmed
  6. Mubaarig Cabdi Xasan
  7. Marwo Amaal Cabdiraxmaan Warfaa
  8. Md Maxamed Yuusuf Cabdi (Mataan)
  9. Marwo Ayaan Axmed Baashe
  10. Khadiija Xaaji Ismaaciil Bandare
  11. Caasha Maxamuud Dage
  12. Md Cabdiwali Maxamuud Faarax Budhyare).” Sidaa ayaa lagu yidhi Digreetada Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan-Cirro Gu Magacaabay Guddiyadan, taasi oo uu isagu ku saxeexan yahay.

Comments

comments