War Deg Deg Ah: Guddoomiyihii Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Layahay Meel U Ku Danbeeyey Iyo Dhalinyaradi Quus Ka Taagan Mamaulka Xisbiga Kulmiye

War Deg Deg Ah: Guddoomiyihii Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Layahay Meel U Ku Danbeeyey Iyo Dhalinyaradi Quus Ka Taagan Mamaulka Xisbiga Kulmiye

Guddoomiyaha Garabaka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Oo Aan Gabi Ahanba Laga Dhex Arkin Xisbiga Kulmiye Iyada Oo la Layahay Xaga Uu Jaan Iyo Cadhib Dhigay

Waxana La Sheegaye Inu Xisbiga Kulmiye Gabi Ahanba U Faraha Ka Qaaday Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Oo Laga Dhex Baafinyo Guddomiyaha 57 Sano Jirk ah Ee Ay Dhalinyarado Fahmi Layihiin

Waxana Cajooska Loo Soo Magacaabay Garabka Dhalinyada Xisbiga Kulmiye Inu Bilihi Ugu Danbeysay Ku Sugan Dalka Itoobiye Oo Gabi Ahanba Faraha Kala Baxay Shaqadi Xisbiga Kulmiye

57 Sano Jirkan Loo Soo Magcaabay Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye aya waxa ay Tusaysa Dadka Inaanay Wax Niyad ah Reer Kulmiye Siinin

Dhalinyarada Taageerta Xisbiga Kulmiye aya waxa Niyad Jab Ugu Filan Guddoomiyaha Loo Soo Magacaabay Iyo Inata Sano Ee U jiro Iyo Dar Yal La,anta Dhalinyarad xisbiga Kulmiye

Comments

comments