Deg Deg: siciid Cilmi Rooble Oo Waadhka Dhigay Xoghayaha Wakiilada Cadho Ka Dhan Ah Cod Is Wey Daaris Uun

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Gacmaha Ula Tgaay Xoghayaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo dhulka La Dhacay Oo Dhirbaaxo Xanuun Kulu U Qaaday Iyo Laag Iyo Faadho Oo U Dhulka Ku Gal-Gashay Iyo Baruurta Baashe Tuug Iyo Qaylada Golaha Wakiilada Oo Cirka Maraysa

Xoghayaha Golha Wakiilada  Cabdirisaaq Siciid Ayaanle aya Iyada oo lagu muransan yahay soo galay daarada Aqalka Wakiilada Oo Ku Dhago Hadlay Guddoomiye Jirde Iyo Asxaabtisa Oo Madal Gaar ah ku Shiraysay Oo Ku Yidhi Meesha Soo Gala Hadii Kala Aniga II Hanye Oo I Hambelyey

Isla Markaana Waxa U Jawaabay Oo Dhulka Dhigatay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo U Dadajiyey Dagaalka Qabow ah

Iyada Warbaahintiina Dabada Laga Maray Oo Dibada Loo Saaray Oo Xaqoogi la aasay iyada oo lagu aaneynayo Facebook Life

Comments

comments