Somalia: Madaxweyne Farmaajo Amniga dowladda oo kaliya ma sugi karto

Date:

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in amniga lagu sugi karo oo kaliya dowladda iyo shacabka oo is kaashada

Madaxweynaha oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahy in ay kala shaqeeyaan ciidamada sugida nabad-galyada oo ah sida kaliya loo adkaan karo ayuu yiri Al-shabaab.

Waxaa uu sheegay in amniga oo lagu guuleysto uu horseedayo horumar, ganacsiga oo kobca iyo waliba maalgeshi lagu sameysto dalka, kaasoo ay shaqo abuur ka heli karaan dhallinta Soomaaliyeed.

“Amniga dowladda iyo ciidamada kaliya ma saarna, shacabka Soomaaliyeed door ayuu ku leeyahay, waan ognahay in ay ka dharag-sanyihiin qolada nabada ka soo horjeeda maalin waliba xasuuqa iyo bur burka ay ku hayaan dadka aan waxba galabsan, in aan si wada jir ah uga hortagno oo ay noo soo sheegaan shacabka meel kasta ay joogaan wax Alle iyo wixii macluumaad ah ay ka hayaan, si aan uga hortegno”ayuu yiri madaxweynaha dalka.

Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya xili howlgalo nabad-galyada lagu sugayo todobaadyadii ugu danbeeyayba ay ka socdeen magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...