War Deg Deg Ah: Maxamuud Xaashi Oo Culimada Ku Qasbay Inay Ogolaadan kaniisada Laga Furay Hargeysa

Warar lagu kalsoon Yahay oo ay helayso bahda shabakada 24Somaliland.com aya waxa Ay sheegayan in Saaka Subixi Hore loga Qacmo

Hadshay Wasiirka Diinta Iyo Awqaafata Sheekh Khaliil Iyo Cida U Yeedhay Iyo Ujeedada Lugu Yeedhay Iyo Nuxurka Kulanka Waxa Saaka Subixi Hore iska Xadiriyey Qasrigga

Madaxtooyada Jsl Wasiir Khaliil oo loga Yeedhay oo u Yeedhay Wasiirka Qasrigga Madaxtooyada Mr Maxamuud Xaashi Cabdi Iyada Oo Laga Furay Dalka Kaniisad oo loga Shiki Qabo inu iska casilo

Culimada caasimada hargeysa oo xalay Shir qabtay aya waxa ay ku shiran sidi albaabada logu laabi laha kaniisada laga furay Caasimada Hargeysa

Comments

comments