Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi oo soo gaadhay Caasimada Somaliland ee Hargeysa iyo sidii loogu soo dhaweeyay.

Date:

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa.

Kumanaan dadweynaha ah ayaa Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi kagaga hortagay barriga Magaalada Haleeya halkaasi oo ay Guddoomiyuhu kala hadlay kumanaan dadweynaha ah.

Guddoomiyaha ayaa u mahadceliyay dadweynihii soo dhaweeyay isaga oo ugu baaqay inay qaataan kaadhadhka Waxaanna uu Guddoomiyuhu sheegay in la ilaaliyo guud ahaan Amniga maadaama uu dadku aad u farabadnaa.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...